Tabantaabo Foundation

Tabantaabo Foundations: Guulo iyo Qorshayaal Cusub

Hay’adda Tabantaabo Foundations ayaa qabatay xaflad weyn oo warbixin iyo dhaqaale ururin ah oo lagu soo bandhigay waxqabadkii 2022–2024 iyo qorshayaasha cusub ee 2025–2026, taasoo lagu qabtay magaalada Minneapolis, USA 🇺🇸
Xafladdan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada, iyada oo lagu soo bandhigay mashaariic wax ku ool ah oo hay’addu ka fulisay gudaha Soomaaliya.
Madaxda hay’adda oo ay ka mid yihiin Bayle Xasan, Mohamed Qani, iyo Abdikariim Hirsi ayaa faahfaahin ka bixiyey guulihii la gaaray iyo qorshaha mustaqbalka ee hay’addu ku wajahdo horumarinta adeegyada bulshada.
🎯 Xafladda sidoo kale waxaa lagu sameeyey dhaqaale ururin lagu taageerayo mashaariicda cusub ee Tabantaabo Foundation ee sanadaha 2025–2026

Scroll to Top
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.